• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 21, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Maxay doorashada Maraykanku muhiim ugu tahay dunida?

November 4, 2020
in Wararka
0
Maxay doorashada Maraykanku muhiim ugu tahay dunida?

Maxay doorashada Maraykanku muhiim ugu tahay dunida?

498
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maraykanku waa dalka ugu wayn ee dunida la leh xiriir ganacsi kolka laga hadlayo waxa uu dhoofiyo ama loo dhoofiyo ( Import and export). 200 oo dal ayey iswaydaarsadaan ganacsi ku kaca 5.6 trillion oo doollar.

Waxa uu caalamka ku leeyahey 600 oo saldhig, kan ugu waynna ku yaal Jarmalka oo waxaa deggan 9,000 oo ciidaan ah.

Waa deeqbixiyaha ugu wayn oo ku dara miisaaniyadda Qaramada midoobay dhaqaale ka badan 14 billion sannadkii. Dhaqaalahaas oo loo adeegsado nabad ilaalin, ka hortagga faafidda cudurrada, Bangiga adduunka, bini’aadamnimada iyo hay’adaha gargaarka.

Waa cududda kowaad ee dhaqaalaha iyo militari ee caalamka.

Kolka si kale haddaan u dhigno ruuxa caawa loo doorto Madaxweynaha Maraykan, waa Madaxweynah caalamka! Toos ma ahan ee waa si dadban, meelaha qaarkoodna waaba toos.

Waa Imbiraadooriyad gaamurtay oo khasabtay in dal walbaa natiijada doorashadiisa isha ku hayo, dalalka qaarkoodna labada hoggaamiye ee tartamaysa midba u soo duceeyo kan ay isleeyihiin dan baa ugu jirta dalkaaga.

Share199Tweet125Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

January 21, 2021
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

January 21, 2021
Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In