• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 21, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo ka hadlay sababta Soomaaliya markale ugu cusbooneysiiyeen cunaqatayentii saarneyd

November 14, 2020
in Wararka
0
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo ka hadlay sababta Soomaaliya markale ugu cusbooneysiiyeen cunaqatayentii saarneyd

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo ka hadlay sababta Soomaaliya markale ugu cusbooneysiiyeen cunaqatayentii saarneyd

504
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Kulan ay yeesheen Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dib-u-cusbooneysiiyey cunaqabateyntii hubka ee saaran dalka Soomaaliya.

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sidoo kale soo saaray qaraar culus oo ka dhan ah ururka Al shabaab.

13 dal ayaa taageertay codeynta golaha amaanka ee Qaramada Midoobay uu u qaaday cunaqateynta saaran waxaana ka aamusay Ruushka iyo Shiinaha.

Golaha Amaanka ayaa ugu baaqay dowlada Federaalka inay wax ka qabato illaha dhaqaalaha ee kooxda Al Shabaab oo la sheegay inay sanadkii lasoo dhaafay lacag gaareysa 21 milyan oo dollar ka heleen gudaha Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale la mamnuucay in dalka Soomaaliya la keeno qalabka ay kooxda Al Shabaab u adeegsadaan qaraxyadooda.

Dalka China oo u codeyntan ka aamusay ayaa sheegay in ay dhankooda soo gudbiyeen talooyin la xariira qaabka ugu wanaagsan ee loo qaadi karo cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya saaran, balse soojeedintooda aan la qaadan.

In markale dib loo cusbooneysiiyo Cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ayaa lagu dhaliilaa dowlada Federaalka Soomaaliya oo ku guuleysan weyday inay xakameyso hubka kooban ee gacanteeda soogala.

Dowlada Federaalka oo si kumeel gaar ah loogu ogolaaday hubka fudud ee lagu qalabeenayo militariga Soomaaliya ayaa la sheegay in qaar kamid ah hubkaasi ka baxay gacantooda.

Dalalka Ruushka iyo Shiinaha ayaa iyagu kamid ah wadamada inta badan soo jeediya in la qaado cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya si ay u helaan qandaraasyada iibka hubka.

Mogadishu-Somalia

Share202Tweet126Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

January 21, 2021
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

January 21, 2021
Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In