• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 21, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Al shabaab oo weerar gaadmo ah ku qaaday Saldhigyo ay ku howlgalaan Ciidan Ajnabi ah iyo kuwa Soomaali ah

November 17, 2020
in Wararka
0
Al shabaab oo weerar gaadmo ah ku qaaday Saldhigyo ay ku howlgalaan Ciidan Ajnabi ah iyo kuwa Soomaali ah

Al shabaab oo weerar gaadmo ah ku qaaday Saldhigyo ay ku howlgalaan Ciidan Ajnabi ah iyo kuwa Soomaali ah

502
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Kooxda Al shabaab ayaa  weerar dagaal ah   ku qaaday Saldhigyo ay Ciidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland ku leeyihiin degaano ka tirsan  Jubbada Hoose.

Saldhigyada ey weraren Al shabab waxa kamid ah  saldhiga Qooqaani  Cabdalla Biroole, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland oo dhinac ah iyo Al-Shabaab.

Dagalka aya leesku adegsadey hub ka nuucyadisa Kala duwan

Waxaa jiro khasaaro xoog leh oo soo kala gaaray labada dhinac ee dagaalamay, inkastoo aan si rasmi ah loo ogeyn tirada dhimashada iyo dhaawaca weerarkaas ka dhashay.

Maamulka Jubbaland oo war kasoo saaray dagaalkaan ayaa sheegay in ciidamada Jubbaland iyo kuwa Kenya ay ka hor tageen weerarka kaga yimid Al-Shabaab, waxayna saraakiisha Ciidamada Jubbaland sheegeyn inay khasaaro xoog leh gaarsiiyeen Al-Shabaabkii weerarka kusoo qaaday.

Xaaladda deegaanada lagu dagaalamay ayaa hadda ah mid dagan, waxaana saldhigyadii weerarka lagu soo qaaday weli ku sugan ciidamada Jubbaland iyo kuwa Kenya

Mogadishu-Somalia

Share201Tweet126Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

January 21, 2021
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

January 21, 2021
Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In