• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, January 25, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Khasaaraha ka dhashay qaraxii Gelato Divinio oo sii kordhay

November 28, 2020
in Wararka
0
Khasaaraha ka dhashay qaraxii Gelato Divinio oo sii kordhay

Khasaaraha ka dhashay qaraxii Gelato Divinio oo sii kordhay

497
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Khasaaraha kala duwan ee ka dhashay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan maqaayadda Jelato Divino ayaa sii kordhay.

Waxaa la soo warinayaa in 10 qof kabadan ay ku dhinteen qaraxa oo dhalinyaro u badan iyadoo dhaawaca uu kor u dhaafayo 20 ruux.

Dadka qaraxa ku dhintay ayaa u badnaa dhalinyaro dibadda ka yimid, kuwa dalka joogay oo wax ku bartay iyo kuwa horay dalka u yimid oo nolosha qurbaha isaga soo tagay.

Qof isa soo miidaamiyay ayaa qaraxa fuliyay waxaana uu  beegsaday goob ay fadhiyeen dhalinyaro badan oo asxaab ahaa, waxaana halkaasi ku naf waayay dhalinyaro badan oo wax bartay nolosha hami badan ka lahaa.

Wiil shalay dalka kusoo laabtay oo safar dibadda ah u maqnaa ayaa kamid noqday dadka qaraxa ku dhintay.

Argagixisada Al Shabaab ayaa durba sheegatay masuuliyada qaraxan khasaaraha badan geestay,.

Mogadishu-Somalia

Share199Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Beledxaawo iyo khasaaraha soo gaaray shacabka

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Beledxaawo iyo khasaaraha soo gaaray shacabka

January 25, 2021
Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in gacanta lagu dhigay 100 kamid ah ciidamada Jubbalnad

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in gacanta lagu dhigay 100 kamid ah ciidamada Jubbalnad

January 25, 2021
Jubbaland oo sheegtay iney iska caabisay maleeshiyaad laga keenay Muqdisho lana wareegay Balad-Xaawo

Jubbaland oo sheegtay iney iska caabisay maleeshiyaad laga keenay Muqdisho lana wareegay Balad-Xaawo

January 25, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In