• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, April 13, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Sheeko Naxadin leh oo ka dhacday Dagmada Xamar Jajab

March 3, 2021
in Wararka
0
Sheeko Naxadin leh oo ka dhacday Dagmada Xamar Jajab

Sheeko Naxadin leh oo ka dhacday Dagmada Xamar Jajab

495
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Nuux Sheekh Nuur oo ah 8 Jir waxaa qeyb ahaan qeyb ahaan jirkiisa dhaawac ba’an u geystay nin dadka deegaanka ay ku sheegeen Juudaan, waxa uu ka qaniinay isha agteeda iyo dhuunta, sida ka muuqata sawirka Nuux.

Waxaa oohinta wiilka yar ku soo baxday Haweeneyn ka mid ah dadka deegaan, caawinteeda ayaa sababtay in dad badan ay isku soo baxaan, kuwaasi oo ceersaday ninka geystay falka, ugu danbeyntii waxa ay ku guuleysteen in ay ku soo dhigaan gacanta. Ninka ay ku sheegeen dad cunka waxa uu ku xiran yahay mid ah saldhigyada Muqdisho.

Aabo Sheek Nuur ayaa sheegay in ninka uu xiran yahay sidoo kale, uu yahay nin labisan oo aan laga maleysan Karin cunista dadka,, waxa uu yiri “wiilka madaxa ayuu ka salaaxay ka dib ayuu ku qabtay qaniinyo aad ayaan uga naxay dhibka gaaray wiilkeyga markaasi waan ka maqnaa xaafada maadaama aan la daaladhacayo raadinta nolol maalmeedka reerka”

Nuux ayaa la tolay sideed qodob waxa ay sheegeen dhaqaatiirtii daaweysay in dhaawaca ku yaallo uu yahay qaniinyo, dadka ku nool dagmada Xamar Jajab ayaa la fajacay dhacdadan, sidoo kale waxa ay muujinayaan Cabsi xoogan, oo ku saabsan halis ku foolan caruurtooda.

May be an image of 2 people and indoor
May be a close-up of child

W/Q Nasriin Maxamed Ibraahim

Mogadishu-Somalia

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

April 12, 2021

Midowga murashaxiinta o ka digay mudo kororsi ay sameeyan Golaha shacabka

April 12, 2021
Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

April 11, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In