Arday badan oo maanta aan galeynin Imtixaanka Shahaadiga ee dalka ka bilowday. Waxaa maanta guud ahaan dalka ka bilowday Imtixaanka dugsiyada sare ee dalka kaa oo kumanaaan arday ay ka qeybgaleyso Kumanaan Arday ah oo maanta aan galin Imtixaanka Shahaadiga ee dalka ka bilowday July 18, 2020